Maamul goboleedyada oo Shuruudo ku xiray wadahadal ay la galaan Dowlada Dhaxe (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen in ay wadahadal la furaan Dowlada Federaalka Soomaaliya sidoo kale uu qabsoomo shirka Amniga Qaranka uu ku baqaay Madaxweyne Farmaajo Qoraalka kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal la furaan dowlada dhaxe balse shuruud … Continue reading Maamul goboleedyada oo Shuruudo ku xiray wadahadal ay la galaan Dowlada Dhaxe (Akhriso)